Khatar aan Muuqan – La Safo ama Ka Safo Dalka aad Seeraha Wadaagtaan. !

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisii toddobaad, tan iyo markii dib loo doortay, ku tegay Axaddii July 24, 2022 dalka Masar. Madaxweynaha Masar Cabdel-Fattax al-Sisi oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in labada madaxweyne ay ka hadleen ayna isku afgarteen in buuxinta biyaxireenka uusan noqon karin mid HAL DHINAC keliya uu go’aansado. Si kastaba ha ahaatee, hadalka Sisi waxuu ahaa … Continue reading Khatar aan Muuqan – La Safo ama Ka Safo Dalka aad Seeraha Wadaagtaan. !